Kenya oo Qorshe cusub degtay Qoraalna u dirtay Maxkamadda Caalamiga ee IC

Dowladda Kenya ayaa dalbatay in dib loo dhigo dhageysiga kiiska Dacwadda muranka Badda ee kala dhaxeysa Soomaaliya oo lagu wado in dalka Holand ka furanto  9 Bishaan September. Xeer-ilaaliyaha guud ee Kenya Paul Kihara ayaa qoraal uu u diray Maxkamadda Caalamiga ee ICJ kaga dalbaday in dib loo dhigo dhageysida dacwada, waxa uuna xusay in Kenya dooneyso … Continue reading Kenya oo Qorshe cusub degtay Qoraalna u dirtay Maxkamadda Caalamiga ee IC